Ramadan, gar-gaar raashiin ah oo lasoo gaarsiiyay kaam u dhow Maarif Somali Schools. + Sawiro
Wax qabadyada mas'uuliyada Bulshada dhexdeeda ah. 'Gargaarada Raashin ee Bisha Ramadaan 'oo si Wadajir lala diyaariyay Bisha Cas ee Turkiga ayaa la gaarsiiyay dadka u baahan ee ku nool Kaam u dhow xarunteena Km4 ee Muqdisho.
Bulshada Masaakiinta ayaa si wanaagsan uga faa'idestay gar gaarkan ay soo gaarsiisay Bisha Cas Turkiga.
It is technically compulsory to use cookies for the operation of our website and the specifications provided. Other various cookies are used for the purposes of imrpoving our website and presenting you with advertisements in your areas of interest, by us or our authorized service providers.