May 16, 2021
"Barnaamijka afurinta Qoyska" kiisa labaad waxaa lagu qabtay iskuulkeena Macaarif ee Banaadir.


Waxaa salaan iyo hadalo boogaadin ah kasoo jeediyay maamulayaashena intii usocaday Barnaamijka afurinta ee kasoo qaybgaleen Shaqaalaheena Macaarif ee Soomaalida.


Waxaan hadaba ugu hambalyeeynaynaa dhamaan xubnaha qoyska Ciida
waxaana u rajeynayaa kheyr badan.

