Toddobaadkii imtixaanka ayaa bilaabmay! Maarif km4 boys school + sawiro
Toddobaadkii imtixaanka ayaa bilaabmay! Maarif km4 boys school + sawiro

Toddobaadkii imtixaanka ayaa bilaabmay! Maarif km4 boys school + sawiro

May 08, 2021

Iskuulada Maarif ayaa bilaabay qaadista imtixanki ugu dambeeyay ee sanad dugsiyeedka 2020-2021, oo ay u fadhiisteen dhamaan fasalada si wadajir ah.

Maamulka iyo Macalimiinta iskuulka ayaa ardayda u rajeeyay guul iyo natiijo wanaagsan.

Ardayda maanta imtixaanka u fadhiistay ayaa waxaa kamid ah ardayda fasalka 4aad ee Dugsiga sare ayaga oo ka qalin jebinaya iskuulka imtixaankan kadib.

Your School Select