May 08, 2021
Wax qabadyada mas'uuliyada Bulshada dhexdeeda ah. 'Gargaarada Raashin ee Bisha Ramadaan 'oo si Wadajir lala diyaariyay Bisha Cas ee Turkiga ayaa la gaarsiiyay dadka u baahan ee ku nool Kaam u dhow xarunteena Km4 ee Muqdisho.


Bulshada Masaakiinta ayaa si wanaagsan uga faa'idestay gar gaarkan ay soo gaarsiisay Bisha Cas Turkiga.

