Toddobaadkii imtixaanka ayaa bilaabmay!  Benadir Primary & High School Girls + Sawiro..
Toddobaadkii imtixaanka ayaa bilaabmay!  Benadir Primary & High School Girls + Sawiro..

Toddobaadkii imtixaanka ayaa bilaabmay! Benadir Primary & High School Girls + Sawiro..

May 08, 2021

Iskuulada Maarif ayaa bilaabay qaadista imtixanki ugu dambeeyay ee sanad dugsiyeedka 2020-2021, oo ay u fadhiisteen dhamaan fasalada si wadajir ah.

Maamulka iyo Macalimiinta iskuulka ayaa ardayda u rajeeyay guul iyo natiijo wanaagsan.

Ardayda maanta imtixaanka u fadhiistay ayaa waxaa kamid ah ardayda fasalka 4aad ee Dugsiga sare ayaga oo ka qalin jebinaya iskuulka imtixaankan kadib.

Your School Select