August 25, 2025
Mudane Hasan Aslan, ayaa booqday xarumaheena KM4 iyo Benaadir. Intii uu joogay, wuxuu si diirran ula kulmay ardayda iyo macallimiinta, isagoo la yeeshay wada sheekeysi dhiirigelin leh oo ku saabsan waxbarashada iyo mustaqbalka.
You can write to us for anything you want to know about our school.
Click to Ask a Question