Bandhigga ugu weyn sayniska Afrika ee Science Fest Africa 2026 – guul weyn!
April 22, 2026

Bandhigga ugu weyn sayniska Afrika ee Science Fest Africa 2026, Guul weyn!Tartankan caalamiga ah ee ka dhacay Abidjan, Côte d’Ivoire, oo ay ka qeybgaleen 27 dal oo Afrikaan ah iyo boqolaal mashruuc, ardayda Dugsiyada Caalamiga ah ee Turkish Maarif Soomaaliya waxay ku guuleysteen kaalinta koowaad ee Qaybta Kombiyuutarka iyo Aqliga Macmalka (AI). 
Guushan waa natiijada dadaal, aqoon iyo hagid tayo leh.
Waxaan hambalyo u diraynaa ardaydeena iyo macallimiinteena qiimaha badan.
Waxaan sidoo kale u mahadcelinaynaa Hay’addeena Turkish Maarif iyo dhammaan taageerayaasha.
Dhallinyarada Soomaaliyeed waa kuwa hoggaaminaya mustaqbalka!

A major achievement at Africa’s largest science festival – Science Fest Africa 2026!At this prestigious international event held in Abidjan, Côte d’Ivoire, where hundreds of projects from 27 African countries competed, students from International Turkish Maarif Schools Somalia achieved 1st place in Computer Science and Artificial Intelligence. 
This success reflects dedication, excellence, and quality education.
We proudly congratulate our students and their devoted teachers.
We extend our sincere thanks to our Turkish i Maarif Foundation and everyone who contributed.
Somali youth are leading the future!