MAGIS Exam
MAGIS Exam

MAGIS Exam

April 12, 2026

🎓Waxaa si habsami leh u soo gebagaboobay imtixaanka deeqda waxbarasho ee MAGIS 2026, kaasoo ay u fariisteen ku dhawaad 2,200 arday.
Iskuulada Turkish Maarif ee Soomaaliya waxay u rajeynayaan guul, horumar iyo mustaqbal ifaya dhammaan ardaydii ka qayb qaadatay imtixaanka. 🌟
The MAGIS 2026 Scholarship Exam has been successfully concluded, with approximately 2,200 students taking part 🎓
Turkish Maarif Schools in Somalia wish great success, progress and a bright future to all students who participated in the exam.
Contact Us

You can write to us for anything you want to know about our school.

Click to Ask a Question
Contact Us
Your School Select