April 18, 2021
Seddex konteenar oo ay ka buuxan agabyada iskuulka iyo waxbarahada ayaa Xarunteena Hay'ada Turkiga ee Macaarif u soo dirtay iskuuladeena Macaarif ee Soomaaliya ayaa mudo gaaban kusoo gaaray xarumaheena Macaarif ee Soomaaliya.
Waxaan ku faraxsanahay in aan ugu adeegno ardaydeena tayada adeeggeena ee marwalbo sii kordheysa.



