April 10, 2021
Iskoolada Maarif ee Soomaaliya waxay si guul leh u sii wadaan waxbarashadda khadka tooska ah (online).


Waxaan uga mahad celineynaa macalimiinteena sharafta leh sida buuxda ee taageerada u siiyen waxbarashada khadka tooska ah si ardaydeena aysan uga dib dhicin casharka.

.jpeg)
You can write to us for anything you want to know about our school.
Click to Ask a Question