October 05, 2025
Imtixaannada Mid-Term I ayaa si rasmi ah uga bilowday xarumahayna KM4 iyo Benadir, waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda guul, dadaal iyo natiijo sarreysa, iyagoo so bandhigaya juhdigooda iyo xirfaddooda aqooneed, isku duubni, feejignaan iyo kalsooni ha idin hoggaamiyaan inta lagu jiro imtixaanka.